Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Daah-furay Madasha Sedaxaad Ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa daah furay madasha sedaxaad ee siyaasadda dhaqaalaha Qaranka oo maanta iyo berri ka soconeysa magaalada Muqdisho. Madasha ayaa waxaa soo agaasimay golaha dhaqaalaha Qaranka oo dawladda kala taliya arrimaha dhaqaalaha dalka, iyada oo lagu salaynayo cilmi baaris dheer iyo cadaymo, sidoo kalana dawladda […]

0
2019-12-08