Beesha caalamka oo war kasoo saartay HESHIISKA Farmaajo iyo Kenyatta
Muqdisho (Caasimada Online) – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka ayaa soo dhoweeyey qodobadii ay isku raaceen madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta, oo kulan ku yeeshay magaalada Nairobi, 14-kii November. Labada Madaxweyne ayaa isla qaatay in dib loo soo celiyo xiriirka labada dal, la fududeeyo isu-socdaalka labada shacab, dibna loo soo celiyo […]