Golaha ammaanka ee QM oo cunaqabateynta HUBKA ku kordhiyey Soomaaliya
16 Nov 2019 (Puntlandes) Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay muddo kordhin hor leh u sameeyey cunaqabateynta dhinaca hubka ee saaran Soomaaliya, kadib codeyn ka dhacday magaalada New York ee dalka Mareykanka. Qaraarkan oo ay soo gudbisay dowladda UK ayaa lagu daray in muddo hal sano ah ay cunaqabateynta sii saarnaato Soomaaliya, iyadoo lagu daray […]