Dowladda Soomaaliya oo Warbixin Kasoo Saartay Sicirka Suuqyada Dalka
Wasaaradda Qorshaynta iyo maalgashiga ayaa soo saartay  warbixinta sicirka  suuqa ee October  iyo September 2019,taas oo qeyb ka ah  warbixinta bilaha ee sicirka suuqyada dalka. Dhammaan Tusaha Sicirka Badeecadaha (TSB) bisha October 2019 ayaa noqday 116.25, marka la barbardhigo 116.07 ee bishii September  2019. Isbedelka labada bilood u dhexeeya, October  iyo September  2019 ayaa hoos ...