Ra’iisul wasaare Khayre oo Gaaray Magaalada Dooxa ee Dalka qatar
Wafdi uu hogaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre  ayaa gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar. Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa mas’uuliyiinta dowladda Qatar la yeelanaya kulamo looga hadlayo xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa kasoo laabtay safar shaqo oo uu kusoo maray Faransiiska ...