DF Somalia oo deegaan cusub kala wareegtay Ahlu Sunna
Taliyahaya qeybta 21-aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Cabdicasiis Cabdullaahi Qooje oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada Milatariga dowladda ay la wareegeen ammaanka deegaanka Gadoon oo hoosyimaada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Taliye Qooje ayaa sheegay in dhowaan deegaankaasi la geyn doono ciidamo Boolis ah oo ka howlgala halkaasi, kana shaqeeya nabad […]