Ciidamada oo laba nin ku soo bandhigay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)
Ciidamada Dowladda Somaliya ayaa waxay gelinkii dambe ee maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigeen laba nin oo la sheegay in ay falal amni-darro ka gaysteen Magaalada Muqdisho. Labadan nin ayaa ka mid ahaa Shabaab hubeysan oo xalay soo weeraray bar kontorool, oo laga ilaaliyo amniga Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir. Goobta Ciidamada Dowladda ay ku […]