Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Oo Daah-Furay Madasha Dhaqaalaha Qaranka.
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa daah furay madasha sedaxaad ee siyaasadda dhaqaalaha qaranka oo maanta iyo berri ka soconeysa magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Madasha ayaa waxaa soo agaasimay golaha dhaqaalaha qaranka oo dawladda kala taliya arrimaha dhaqaalaha dalka iyada oo lagu salaynayo cilmi baaris dheer iyo cadaymo, sidoo […] The post Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Oo Daah-Furay Madasha Dhaqaalaha...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa daah furay madasha sedaxaad ee siyaasadda dhaqaalaha qaranka oo maanta iyo berri ka soconeysa magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Madasha ayaa waxaa soo agaasimay golaha dhaqaalaha qaranka oo dawladda kala taliya arrimaha dhaqaalaha dalka iyada oo lagu salaynayo cilmi baaris dheer iyo cadaymo, sidoo […] The post Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Oo Daah-Furay Madasha Dhaqaalaha Qaranka. appeared first on Mustaqbal Radio.