(Dhageyso) Dowlada oo ka hadashey Arinta C/Raxmaan C/Shakuur ee Xiisada dhalisay
Dowladda Soomaaliya oo gaashaanka u daruurtay eedo uu shalay u jeediyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku andacooday inay iyaga soo abaabuleen hadal uu jeediyay Sheekh Xasan Daahir Aweys. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi xayir Maareeye ayaa sheegay in arrinta lagu heysto C/raxmaan Cabdi Shakuur ay tahay mid Diini ah oo Culimadda Soomaaliyeed ay ku […]