Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo soo jeediyay in muddo xileedka dowladda laga dhigo 5-7 sano
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo ka hadlayay Madasha 3aad ee Dhaqaalaha Qaranka ee maanta ka furmay Muqdisho ayaa soo jeediyay in muddo xileedka dowladda Soomaaliya uu noqdo 5-7 sano. Mr Guuleed ayaa sheegay in loo baahan yahay xasillooni siyaasadeed, si mustaqbalka loo helo xasillooni dhaqaale, isagoo xusay in Madaxda hadda joogta ay […]